Accessibility | Skip to primary navigation | Skip to main content | Skip to footer |


What's on City of Melbourne


Somali

Degmada Melbourne waxay leedahay adeega tarjumida ee telefoonka oo loo yaqaan LanguageLink.

Dadka soo wacayaa waxay kala dooran karaan ama in toos loogu wareejiyo mutarjum ama ay dhegaystaan macluumaadka duuban:

  • Cashuurta iyo qiimaynta
  • Adeega dadka iinta leh iyo kuwa waaweyn
  • qashinka
  • gaari dhigashada iyo ganaaxa  
  • Adeegyada carruurta iyo qoyska.

Si aad ula hadasho LanguageLink wac: 9280 0722